“Wax ka Barro Faa’iidada Basasha Iyo Fiitimiinadu U Leeyihii Jidhka Bini Aadamka + Qormo Caafimaad Oo Muhiim Ah

Filed under: DHACDOOYIN & QORMOOYIN |

77779Waa geed faa’iidadiisa aan hal qoraal lagu soo koobi karin waxay dawo u tahay cuduradan

WADNE XANUUNKA- KOLOSTAROOLKA-SOKOROWGA- KANSARKA

 HARGABKA- LAFA XANUUNKA

 basashu waa nooc cad iyo cas  faa’iido ahaan waa isku mid waxay ku kala duwan yihiin oo qudha dhadhanka

basashu waa dilaaga bakteeriyada cudurada beerka ku dhaca sida malariyada iyo jooniska

  waxay hodan ka tahay vitaminada A B C

dhawaan waxa la ogaaday inuu basasha ku jiro lakab la yiraa GPCS-GAMMA-GLUTMYL-TRANS oo lafaha xoojiya

555555Vitamin A waa u muhiim qofka haduu yaraadana waxaa iman kara cuduro ay ka mid yihiin HABEENO cudurada maqaarka tabar daro koriin xumo xagga caruurta Vitaminkan waxaa laga helaa khudradda siiba DABACASAHA ama KAROOTADA  CAANAHA Beedka- ukunta siiba SHAHARKA iyo SALIIDDA KALLUUNKA

VITAMIN B oo ku yaraada jirka wuxuu sababi karaa Neerfa xanuun Calool fadhi miisaankoo dhinma xumad iyo qandho joogtaa waxaa laga helaa Vitaminka HILIBKA KALLUUNKA  BEEDKA DIGIRTA SAREENKA iyo BEERKA

 Vitamin C  haduu yaraado wuxuu keenaa bushimo dilaac ilko dhiig difaac yari hargab qabow iwm waxaa laga helaa miraha dhanaan sida liinta oranjiga taamaandhada saytuunka iyo tiinka

 

 Vitamin D waa vitamin lafo xoojiyaha ah yaraantiisa waxuu sababi karaa lafo jileec cuuryaanimo  waxaa laga helaa saliida kaluunka burcadka  caanaha beedka ha yeeshee isha ugu wayn ee laga qaato Vitaminkani waa QORAXDA